Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo walaac ka muujiyay xaalka hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Mogadishu, June 05, 2020 – Kulan deg deg ah ee uu qabanqaabiyay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) kana dhacay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladaha adeegyada Isgaarsiinta dalka iyo dhibaatooyinka jira iyo guud ahaan xoojinta horumarka Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ee qeyb weyn ka ah horumarka dalka. Gabagabadii … Continue reading Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo walaac ka muujiyay xaalka hay’adda Isgaarsiinta Qaranka